Aabe (original) (raw)

Aabe iyo gabar

Aabe ama Aabo (Af Carabi: أب Af-Taliyaani: padre Af Ingiriis: father) waa waalidka labka ah. Waa odayga ama ninka hooyoda

Aabe waxaa la dhahaa ninka dhalay caruur ama ka dhalay hooyada. Aabenimada waxee imaan kartaa oo kaliya markii aad guursatid oo manida shahwotid oo caruur dhashid.Dhaqan ahaan marka laga hadlaayo soomaalida aabaha woo shaqeeyaa, hooyada neh ilmaha ee korisaa, laakiin qarnigaan aa ku jirno hooyada iyo aabahaba wee isla shaqeeyaan. Aabe waxaa lagu noqon karaa da' yar.

Waalidku waa inay carruurtooda sharciyada Ilaahay ku koriyaan.

Sida loo Noqdo Aabbe Wanaagsan: 1. Waqti u Samee Qoyskaaga, 2. Aabaha Wanaagsan Waa Xiriiriye Wanaagsan, 3. Sii anshax jacayl iyo ammaan, 4. Jeclow oo ixtiraam xaaskaaga, 5. Codso Xikmadda Waxtarka leh ee Ilaahay,

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Fathers.

Xubanaha Qoyska SeeyOoriHooyoAabo IlmoWalaal AbooweAbaayo
Balaadhinta Qoyska Ilmo adeerIlmo abti AdeerAbtiEedoHabaryar AwooweMocooyoAbkowAyeeyo
Lamaane-inko SeeyXaas
Waalidka Kowaad HooyoAabo
Waalidka Labaad AdeerAbtiEedoHabaryar
Waalidka Sadexaad AwooweMocooyoAyeeyoAbkoow
Waalidka Afaraad SodogSodoh
Walaalaha Kowaad AbooweAbaayo
Walaalaha Labaad Ilmo adeerIlmo abtiHabarwadaag
Walaalaha Sadexaad SeediDumaashi

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.