Bogga Hore (original) (raw)

| Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah Ramadaan (Af Carabi : _ar_‎; dhawaaq: /məˈdɑːn/; sidoo kale loogu dhawaaqo: Ramazan, Ramzan, Ramadhan, ama Ramathan) waa bisha 9aad ee jadwalka taariikhda Islaamka. waana bisha dadka Muslimka dhamaantood soomaan ayagoo tixraacaya sida uu farayo kitaabka Quraanka ee diinta Islaamka. Bisha Ramadaan waa wakhti dadka Islaamka ah soomaan wakhtiga maalintii; isla markaana cibaadeystaan habeenkii ayagoo tukanaya salaano saa'id ah, sida taraawiixda iyo taajudka. Sidoo kale, bisha Ramadaan inta ugu badan waxay ku dhamaataa 29 maalmood ilaa 30 maalmood, wakhtigaasi oo lagu bilaabo aragtida dayaxa isla markaana lagu dhamaystiro aragtida bisha. Bishani waana bil dadka Islaamka aad iuo aad ugu muhima. waa bisha ay waajibka kutahay dadka islaamka ahi in ay soomaan amaba in aanay waxba cunin intaqoraxdu soo jeedo,sidookale raad gaar ah yay bishani islaamka kuleedahay dhaqan ahaan.waana bisha uu soodagay Qur'aanka Kariimka ahi. (SII AQRI) Maqaallo Xul Ah| Taariikh Link= Waa maxaay Wikipedia ? ---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada. Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad... | | Link=Wikipedia:Hooyga Maqaal abuur Link= Sawirka Maanta Astaanta Burcad Badeedda . Astaanta Burcad Badeedda . Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah Link= Xusuusta Wikipedia Maanta Oo Kale Taariikhdu Maata Waa 8 Oktoobar 2024 Isuduwaha Waqtiga Caalamiga (UTC)Hagaaji Bogga Xusuusta dhacdooyinka maanta Xusuusta Dhacdooyinka Maanta : Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan Link= Maahmaahyo waxaa la yiri aqoon la'aan waa iftiin la'aan maahmaayada oo dhameystiran | | ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------- | | ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------ |

Qeybaha maqaalada Wikipediaha