Culeys (original) (raw)

Culeyska Waa awooda cuf-jiidashada ee dhulka, waxaana ogaaday aqoonyahakii Isxaaq Niyuton waxaana lagu cadeeyey Buuga lagumagacaabo Philosophiæ Naturalis Principia Mathematica

Kala diidka iyo cuf isjiid karaaran.

F → = m g → {\displaystyle {\vec {F}}=m\,{\vec {g}}} {\displaystyle {\vec {F}}=m\,{\vec {g}}}

g Waa Cuf isjiidka

g = F m = G M T R T 2 {\displaystyle g={\frac {F}{m}}={\frac {GM_{T}}{{R_{T}}^{2}}}} {\displaystyle g={\frac {F}{m}}={\frac {GM_{T}}{{R_{T}}^{2}}}}

Tusaale ahaan Haddii ay Cufnaanta walaxi tahay 200 Garaam, Cuf isjiidka waxa uu noqonayaa 2 Niyuton oo macnaheedu tahay Culeys ka.

Haddii ay tahay Cufnaanta Walaxi dhulka guudkiis 1000 Garaam oo ah 1kg ,Cuf-jiidka dhulka waxa uu noqonayaa ku dhawaad 10 Niyuton,taa Oo macnaheedu yahay 1kg waa Ku dhawaad 10 Niyuuton. F = G M T m R T 2 {\displaystyle F={\frac {GM_{T}m}{{R_{T}}^{2}}}} {\displaystyle F={\frac {GM_{T}m}{{R_{T}}^{2}}}}

= 6,674 ⋅ 10 − 11 N m 2 k g − 2 ⋅ 5,974 ⋅ 10 24 k g ⋅ 1 k g ( 6,373 ⋅ 10 6 m ) 2 {\displaystyle =\mathrm {\frac {6{,}674\cdot 10^{-11}\ Nm^{2}kg^{-2}\cdot 5{,}974\cdot 10^{24}\ kg\cdot 1\ kg}{(6{,}373\cdot 10^{6}\ m)^{2}}} } {\displaystyle =\mathrm {\frac {6{,}674\cdot 10^{-11}\ Nm^{2}kg^{-2}\cdot 5{,}974\cdot 10^{24}\ kg\cdot 1\ kg}{(6{,}373\cdot 10^{6}\ m)^{2}}} }

≃ 9 , 82 N {\displaystyle \mathrm {\simeq 9{,}82\ N} } {\displaystyle \mathrm {\simeq 9{,}82\ N} }

Jadwalkaan waxa uu kutusayaa xiriirka kadhaxeeya dhulka iyo Meerayaasha kale.

Meerayaasha Bar bardhigga dhulka m/s²
Qoraxda 27,90 274,1
Meerkuri 0,3770 3,703
Waxaraxir 0,9032 8,872
Dhulka 1 (Si loo Qeexo) 9,8226
Bilsha (Dayaxa) 0,1655 1,625
Farraare (marikh) 0,3895 3,728
Cirjeex (cirjir) 2,640 25,93
Raage (Saxal) 1,139 11,19
Uraano 0,917 9,01
Nebtuun 1,148 11,28