Yeey (original) (raw)
| Yeey | |
|---|---|
| Yeey laga sawiray Norway | |
| Xaalad xanaaneed | |
| Kala soocida cilmiga ah | |
| Boqortooyo: | Animalia |
| Qaybinta: | Chordata |
| Gacalka: | Naasley |
| Dirka: | Carnivora |
| Bahka: | Canidae |
| Duulka: | Canis |
| Noocyada: | C. lupus |
| Magaca laba-geesoodka ah | |
| Canis lupusLiniyus (1758) | |
| Meelaha laga heli jiray (cas) Meelaha hada laga helo (cagaar) |
Yeey (Af Carabi: ذئب; Af Ingiriis: wolf) (magaca Saynis: Canis lupus) waa xayawaan duurjoog ah oo xoolaha iyo dadka cuna. Yeeygu waa bahal ku nool keymaha meelo badan oo dunida ah ooy ka mid tahay Yurub, Aasiya iyo Woqooyiga Ameerika.
Bahalkaan waxoo ku noolyahay meelaha ee ka baxaan geedaha waaweyn iyo duurka.
Muuqaalo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.