luuliyo - Wiktionary (original) (raw)

Af soomaali

[wax ka badal]

| Bilaha Soomaali | | | | | | | ---------------------------------------------------------- | | ----------------------------------------------------------- | | -------------------------------------------------------------- | | | | janaayo | | febraayo | | maarso | | | | abriil | | maajo | | juun | | | | luuliyo | | agoosto | | sebteembar | | | | oktoobar | | nofeembar | | diseembar | |

Magac

[wax ka badal]

luuliyo

  1. Sanadka miilaadiga bishiisa todobaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha juun iyo agoosto. Bisha luuliyo waxay ka koobantahay 31 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa luu

Tarjumaad

[wax ka badal]

Carabi: Ingiriis: July Finnish: heinäkuu Portugiis: