naag - Wiktionary (original) (raw)

Naag

Somali Wikipedia waxaa ku jira maqaal ku saabsan Naag

Dadka
Nin Naag
Jinsiga
Lab Dhedig
Xubnaha Qoyska
Seey Oori
Qoys Dhamaystiran
Hooyo Aabo Wiil Gabadh
Xubnaha Kale ee Qoyska
Waalid
Adeer Abti Eedo Habaryar Awoowe Ayeeyo Abkow Mocooyo
Walaal
Aboowe Abaayo

Af soomaali

[wax ka badal]

Magac

[wax ka badal]

naag

  1. waa shaqsiga dhedig ah ee baniaadamka.
  2. waa qof dhedig ah oo ka mid ah dadka.

Synonoom

[wax ka badal]

Tarjumaad

[wax ka badal]

Ka Soo Horjeeda

[wax ka badal]

Ereyga naag waxaa lid ku ah ama ka soo horjeeda nin.

Erayo La Xidhiidha

[wax ka badal]