wiil - Wiktionary (original) (raw)
Wiil
- Waa qof jinsi lab ah kaasi oo da'diisu yar tahay.
- Wiil waa ilmaha ab ee la dhalay aabe.
Cali waa wiilka Xaawo iyo Maxamed.
Nadooc magac (Declension of noun)
| Nadooc magac | keli | wadar | ||
|---|---|---|---|---|
| Cayimanaan | aan cayinnayn | cayiman | aan cayinnayn | cayiman |
| Qaabka aasaasiga ah | wiil | wiilka | wiilal | wiilalsha |
| Habka yeelaha ah | wiil | wiilku | wiilal | wiilalshu |
Wiilku wuxuu ka mid yahay qoyska reer leeyahay, waxaana waalid u ah aabe iyo hooyo. Waxaa kale oo qoyska ka tirsan gabdho iyo qaraabo.