Bogga Hore (original) (raw)

Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah DayaxDayaxDayaxwaa aduunyo yar oo ku wareegta Meere ama wax ka ween dayaxa. Ugu yaraan, meere kasta wuxuu leeyahay hal dayax ama in ka badan. Cufis-jiidadka u dhexeeya dhulka iyo dayaxa ayaa keena mowjadaha badaha, taas mi la mid ah ayaa keentay isku-xidhnaanshaha labadooda. Dayaxa oo ku socda xawaare dhan 1.022 kilomitir ilbiriqsigiiba, ayaa waxay ku qaadataa 27 maalmood, 7 saacadood iyo 43 daqiiqo in uu hal mar ku wareego dhulka. Dhinaca kale, isku wareega dayaxu (goobaabin) waa 10, 921 km; cufkiisuna waa 2.1958 ×1010 km3 halka mugiisu yahay 7.3477 ×1022 kg. Maadaama dayaxa cirkiisu aad u khafiif yahay falaadhaha qoraxduna toos u soo taabtaan oogada dayaxa ayaa heerkulkiisu aad u sareeyaa ugu yaraan waa 100 Kalfin ugu badnaana wuxuu gaadhaa 390 K. (SII AQRI) Maqaallo Xul Ah Link= Waa maxaay Wikipedia ? ---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa englishWikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada. Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad... Link=Wikipedia:Hooyga Maqaal abuur Link= Sawirka Maanta Calankii xisbiga dhalinyerada Soomaaliyeed ama Asataanta SYL . Calankii xisbiga dhalinyerada Soomaaliyeed ama Asataanta SYL . Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah Link= Xusuusta Wikipedia Maanta Oo Kale Taariikhdu Maata Waa 16 May 2026 Isuduwaha Waqtiga Caalamiga (UTC)Hagaaji Bogga Xusuusta dhacdooyinka maantaXusuusta Dhacdooyinka Maanta : Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan Link= Maahmaahyo waxaa la yiri aqoon la'aan waa iftiin la'aan maahmaayada oo dhameystiran

Qeybaha maqaalada Wikipediaha

Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan. العربية Deutsch Español فارسیFrançais Italiano Nederlands 日本語 Polski Português Русский Svenska Українська Tiếng Việt 中文 Bahasa Indonesia Bahasa Melayu Bân-lâm-gú Български Català Čeština Dansk Eesti Ελληνικά Esperanto Euskara עברית Հայերեն 한국어 Magyar Norsk bokmål Română Simple English Slovenčina Srpski Srpskohrvatski Suomi Türkçe Oʻzbekcha Soomaaliga پښتو Yorùbá گیلکی Kurdî Gaeilge ChiTumbuka Boarisch Runa Simi Alemannisch Fulfulde Scots سنڌي ChiShona Igbo Kotava Liij Walon Dagbanli Nordfriisk Zazaki Napulitano Volapük