Cabdiraxmaan Cirro (@Abdirahmanirro) on X (original) (raw)
6th President of the Republic of Somaliland.

On behalf of the Republic of Somaliland, I would like to extend my sincere congratulations to President Trump,
@realDonaldTrump
on your inauguration as the 47th President of the United States. As my administration embarks on a new vision for Somaliland’s future, we take

Dhammaanteen waa aynnu guulaysannay, Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa guulaystay, Madaxweyne Biixi ayaa guulaystay oo shaqadiisii ballaadhnayd ee doorashada iyo waajibkiisii dastuuriga ahaa si qurux iyo wanaag ku jiro u gutay. Ma jirto annaga iyo idinka, ee maanta

I had the honour of meeting today with the U.S. delegation led by His Excellency Ambassador Riley and Major General Cashman. We had productive discussions on key issues, including regional security, advancing democracy, and strengthening areas of cooperation between Somaliland
Nilifanya mkutano muhimu sana na Rais wa Jamhuri ya Kenya, Mhe. Dkt. William Samoei Ruto. Katika mazungumzo yetu, tulijadili kwa kina njia za kuimarisha ushirikiano kati ya nchi zetu mbili, kukuza biashara na uwekezaji, kuboresha elimu, kuendeleza nchi zote mbili kiuchumi,
As the president-elect of Republic of Somaliland, I extend my heartfelt congratulations to the leadership and people of the UAE on their 53rd National Day. Your remarkable achievements in unity, progress, and innovation to inspire nations worldwide. Somaliland cherishes its

Waxa aan dhammaan shacabka reer Soomaalilaan ugu baaqayaa in ay u fidiyaan gargaar oo gacan ka geystaan gurmadka loogu jiro samata-bixinta shacabka waxyeeladu soo gaadhay ee reer Baladweyn walaalaha nahay oo dhiig iyo dhaqanba wadaagno. Baladweyn Allahayow, balayaada hareer mari!

Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen in la hakiyo go’aankii dhawaan lagu kordhiyey qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka taleefannada

Shacabkaygow, waxa aan idinka mahadnaqayaa sidii baaxadda lahayd ee aad cududdiinna noogu garab joogsateen maalmihii Ololaha, waxaana si weyn ii dhiirrigelinayey tamartii, xiisihii & ilbaxnimadii mucjisada ku noqotay fagaarayaasha ololaha ee aad garabka ku siiseen geeddiga

Waxa aan ku faraxsanahay in Suxufi Samafale Cabdimaalik Sh Muuse Coldoon dib u helay xorriyaddiisii, madaxweynahana waxa aan uga mahadcelinayaa tixgelinta saamaxaadda aan u soo jeedinnay.

I would like to express my deepest gratitude to the esteemed African statesman, former Prime Minister Raila Odinga, for the gracious farewell dinner hosted in my honour and that of my delegation. Your unwavering support for Somaliland’s aspiration to claim its rightful place
On behlaf of the Republic of Somaliland, and its people, i extend my deepest condolences to the family of the late President of US Mr Jimmy Carter to the American People, and to all who admired his life and legacy. Mr Carter was a leader of immense vision and integrity whose

Congratulations to H.E. President Donald Trump,
@realDonaldTrump
on your historic 2nd term re-election as the 47th president of the United States of America. We Somalilanders are thrilled with your bold policies towards Somaliland and look forward to strengthening the

Muwaadin codkaagu waa u muhiim horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ay higsaneyno, codkaagu waa u muhiim daryeelka dadkeenna nugul, codkaagu waa u muhiim ilaalinta danaha Qarankeenna, codkaagu waa u muhiim kobcinta dhaqaalaheenna hagaasay, codkaagu waa u muhiiim isbddel kheyr qaba

عقدتُ اليوم اجتماعًا مثمرًا مع سعادة الشيخ محمد بن عبد الرحمن بن جاسم آل ثاني، رئيس مجلس الوزراء ووزير الخارجية في دولة قطر. تطرقنا خلال اللقاء إلى سُبل تعزيز العلاقات الاستراتيجية، والتعاون الاقتصادي والأمني بين جمهورية صوماليلاند ودولة قطر، إضافة إلى دعم جهود السلام والاستقرار
